Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in uu hakiyay wadashaqeyntii kala dhaxeysay dowladda Federaalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Yuusuf, ayaa ku nuuxnuuxsaday sida ay lagama maarmaanka u tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho guud
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay heshiis la gashay Japan sidii looga cafin lahaa deymo gaaraya 100 milyan oo dollar
Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump guushii uu ka gaaray doorashadii Mareykanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa gargaar bini’aadannimo u dirtay magaalada Baydhabo
Xamza Cabdi Berri oo la kulmay agaasimaha gobolka ee WHO ee bariga Mediterranean-ka, Dr. Hanan Balkhi