Arsenal waxaa ka muuqatay is fahan dhan waliba waa ayna foojignaayeenSoo laabashadii , Bodo waa ay wacnaayeen waliba mararka qar kubdo halis ah ayaa laga bad baadinayay , kaliya waxa ay ka sheeganayeen go`an qaadasho deg deg ah kooxda arsenal ayaa beryahan dambe aad u adkaatay ciyaareheedana badis kudhamaysata.
Arsenal birta waa hor taagneyd inkastoo hanaan ciyaareedkooda uu ka hooseeyay midkii qeybta hore , sidaas oo ay tahay waxaa jirtay fursado ay qasaarinayeen bodo waxa ay dhamaakdii ku fiicnaayeen in kubadda gaarsiiyaan aagga goosha Arsenal balse dhameystirka ayaa ka maqnaa, takale difaaca arsenal ayaa ah mid aad u adag beryahan dambe.
Dhamaadkii ka dib kubad uu sii cajiib ah u farsameeyay Jesus waxaa gool u badalay Vieira daqiiqadii 84-aad waxaayna ciyaarta ku dhamaatay sedex gool oo nadiif ah , waxaana kala saxiixay Nketiah , Holding iyo Fábio Vieira, kooxda aresnal ayaa ah jamaahiir wada weerar ah oo beryanah difaacanaya kaalintooda horyaalka england iyo yurub liiga.
Naadiga cariga england gaar ahaan caasimada london ugu caan san ee arsenal ayaa waayadan dambe kusocda xawli lama filaan ah oo qaab ciyaareed casri ah lasoo baxday, arsenal ayaa tababareheeda amar lagusiiyey inuu sanadka koob uun qaado sababtoo ah waxaa loo dhisay naadiga, isagoo helay ciyaartooy tayoleh.

0 Comments