Isagoo hoosta ka xariiqay imaanshaha Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda, isagoo isku dayaya inuu taageero dheeraad ah oo gobolka ka bixiyo dadaallada uu ugu jiro la dagaallanka argagixisada,isagoo sheegay inay ciidanka qaranka soomaaliyeed ay kaguulaysteen cadawga alshabaab oo beryahan dambe ay kasaareen deegaano.
Isagoo hoosta ka xariiqay in madaxweyne xasan sheekh maxamuud uu u yimid Kampala si uu uga qeyb galo dowladda iyo shacabka Uganda ka hor inta aan loo dabaaldegin 60-guuradii ka soo wareegatay markii ay xornimada qaateen, isagoo hoosta ka xariiqay isku dayga joogtada ah ee Madaxweynaha uu ku doonayo inuu ku wanaajiyo xiriirka Soomaaliya ay la leedahay dhammaan dalalka caalamka.
Isagoo caddeeyay in madaxweynaha Soomaaliya uu kala hadli doono dhiggiisa uganda sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal ee dhinac walba ah, gaar ahaan la dagaallanka argagixisada. isagoo hoosta ka xariiqay in madaxweyne Sheekh maxamuud uu dhiggiisa Uganda Museveni ka codsan doono inay Soomaaliya ka taageeraan dagaalka lagula jiro Argagaxisada, taasoo uu ku dhawaaqay inay ka hortagayso Xarakadda Al-shabaab.
0 Comments