Imaaraadku wuxuu galay kaalinta tobnaad adduunka oo dhan isagoo ah meesha ugu weyn ee loo socdo qulqulka maalgashiga tooska ah
Kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa u soo baxday wareega 16-ka ee koobka kooxaha aduunka ee FIFA lagu qabto dalka Maraykanka
Waxaa la soo gaba gabeeyay howshii shirka wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho 16-kii ilaa 19-kii June 2025
Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay shirkii Golaha Talada Qaranka
Sannadka soo socda ayaa markhaati ka noqon doona horumar la yaab leh oo la soo bandhigay iPhone 18
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Monghab, ayaa dhagax dhigay mashruuca lagu dhisayo dugsiga aasaasiga ah ee gabdhaha
Novak, Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Ruushka, ayaa sheegay in suuqa saliida adduunka uu yahay mid isku dheeli tiran oo aysan jirin wax shidaal ah