Xasan Sheekh ayaa casuumaad u fidiyay madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah si ay uga soo qeyb galaan shirka golaha wadatashiga Qaranka
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb-gasha shirarka Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Kooxda Bangiga Adduunka
Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ugu baaqday dhammaan dhinacyada inay is xakameeyaan
Maxamed Diiriye ayaa ku ammaanay laamaha ammaanka dadaalka ay ugu jiraan xaqiijinta ammaanka caasimadda Muqdisho
Dawladda federaalku waxay codsanaysaa ciidamo caalami ah oo uu hoggaaminayo Midowga Afrika
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah oo digniin u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha
Xamzi Cabdi Berri oo magacaabay xubno cusub oo ka tirsan xukuumaddiisa