Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Absher Cumar Jaamac, ayaa gudbiyay iscasilaadiisa
Wasiir Axmed Xasan ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi uu hoggaaminayo madaxa ergada Midowga Yurub
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa ku heshiiyay in Soomaaliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay oo dhan 4.5 bilyan oo dollar
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa shir guddoomiyay shirka amniga Soomaaliya oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa la kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Kanada oo ku saabsanaa "Doha Forum 2023"
Madaxa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa shaaca ka qaaday in daadadkaasi ay ku dhinteen 120 qof