Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Dr. Cabdul Rashiid Jeelle u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqeynta

 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha caafimaadka iyo nafaqeynta


Dr. Cabdul Rashiid Jeelle

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur Jeele ergeyga gaarka ah ee arrimaha caafimaadka iyo nafaqeynta.

Dr Gele oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu hogaamiyo dadaalo wax looga qabanayo nafaqo darada.

Magacaabistiisa ayaa ku soo beegantay xilli dalka ay ka jirto xaalad nafaqo darro oo ka dhalatay masiibooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada, duulaanka Ayaxa iyo colaadaha socda.

Post a Comment

0 Comments