Dowladda Soomaaliya ayaa gargaar bini’aadannimo u dirtay magaalada Laascaanood
Hay’adda ka hortagga masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa gurmad u dirtay dadka ay saameeyeen colaadaha ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood iyo deegaannada hoos yimaada.
Gargaarka bini’aadantinimo ee lagu daabulo badda iyo cirka ayaa isugu jira noocyo kala duwan oo isugu jira cunto iyo dawo, sida ay sheegtay hay’adda maareynta musiibooyinka qaranka.
"Waxaan aadeynaa Seoul si aan u gaarsiinno 500 oo tan oo cunto ah oo ka kooban bariis, sarreen iyo bur.
0 Comments