Ninka looga shakisan yahay dilka Shinzo Abe oo maxkamad loo qaban qaabinayo

Japan


Mas’uuliyiinta Japan ayaa xukumay in ninkii lagu eedeeyey dilka ra’iisul wasaarihii hore ee Japan  Shinzo Abe, uu haatan caafimaad qabo lana soo taagi karo maxkamad


Ninkan laga shakisan yahay ee Tetsuya Yamagami, ayaa muddo shan bilooda ah waxaa lagu hayey baarsi caafimaad oo dinaca maskaxda ah.


Mr Abe ayaa bishii Julay ee sanakii hore la toogtay isagoo ku jira khudbad olole ah oo uu ka jeedinayey magaalada galbeedka Japan ku taalla ee Nara. Mr Yamagami, ayaa lagu qabtay isla goobta .


Waxaa uu bartilmaameedsaday Mr Abe waayo wuxuu rumeysnaa in hoggaamiayaha hore u uku xirnaa kaniisadad Unificationoo u uku eedeeyey in ay sababeen dhaqaale burbur ku yimid qoyskiisa .

Post a Comment

0 Comments