Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka guushiisa kadib.

kulanka xasan sheekh iyo biden
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha mareykanka, iyagoo kawada hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin xaalada dagaalada ay ciidanka xooga dalka soomaaliyeed kula jiraan argagixisada khatarta ku ah dalka iyo dadka soomaaliyeed, madaxwayne xasan sheekh ayaa madaxyanaha maraykanku ku boogaadiyey sida fiican ee uu u muquuniyey alshabaab isagoo u balan qaaday inay xaga cirka kataageeri doonaan ciidanka soomaaliyeed ee dagaalka kujira.


Madaxweyne Xasan Sheekh uu casuumaad sharafeed ka helay madaxweynaha mareykanka si loo muujiyo in madaxweynaha cusub uu dadaal badan ugu jiro sidii looga takhalusi lahaa argagixisada iyo kooxaha argagixisada khatarta weyn ku ah dalka iyo muwaadiniinta, madaxwayne xasan sheekh ayaa noqday madaxwaynihii ugu horeeyey ee dagaal noocan ah kuqaada kooxaha argagixisada ee alshabaab.


mahadcelin iyo bogaadin u jeediyay dhammaan dadaallada uu sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya si looga takhaluso kooxaha argagixisada ah, Abran in Madaxweynaha Soomaaliya oo gacan ka helaya madaxweynaha mareykanka Joe Biden uu wado shirqoollo badan oo looga sifeynayo Ururada Argagaxisada ah ee Soomaaliya duminaya, aduunka ayaa kayaabay sida ciidamada xooga dalka ee soomaaliyeed ay guulaha isdaba jooga ah uga gaarayaan kooxaha argagixisada ah in badan dalka meelo badan katalinayey.


madaxweynaha Soomaaliya uu dadaal badan ugu jiro sidii Soomaaliya nabad loogu fidin lahaa loogana takhalusi lahaa argagixisada iyo ururada xagjirka ah, isagoo ay kago,antahay in uu alshabaab kaciribtiro dalka dhamaantii si muwaadiniintu ugu noolaadaan nabad gelyo iyo xasilooni waarta, madaxwayne xasan sheekh oo karumeeyey balan qaadkiisii ahaa inuu dalka amnigiisa dhamaan gacanta kuqaban doonaan ciidanka soomaaliyeed kana saari doonaan argagixisada.

 

Post a Comment

0 Comments