Weerar culus oo alshabaab ku qaaday hotel xayat oo kuyaal muqdisho.

weerarka alshabaab.

Weerar culus oo alshabaab ku qaaday xayat hotel xukuumadu waxay meesha ka saartay dhaqdhaqaaqii dhalinyarada ee hotel xayaat, isagoo iftiimiyay in Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi xasan xajar oo warbaahinta kula hadlay Hotelka Hyat uu sheegay in Ciidamada Dowladda ay soo afjareen weerarkii Hotelka, hoos ka daawo qaraxii xalay lagu weeraray hotelka al-xayaat ee ciidamada dowladda oo duqeyn culus lagu garaacay.

Isagoo iftiimiyay hadalkii Taliye Xajar ee ahaa in weerarkii hotel Al Xayaat uu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac badan, wuxuuna tilmaamay inay soo sheegi doonaan dadkii ku dhintay weerarka, isla markaana ay ka war sugayaan wasaaradda Caafimaadka, dagaalka ayaa ahaa mid dhexmaray alshabaab iyo ciidanka amniga ee policeka soomaaliya waxaan hawl galkaas lasoo afjaray ugu dambayntii.


In la muujiyo heerka uu gaarsiisan yahay xukunka madaxweynaha Soomaaliya iyo sida uu u xalin karo xaalad kasta iyo ka hortagida dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, ciidanka policeka soomaaliyeed ayaa dagaal adag la galayargagixisadii soo weerartay xayat hotel, oo burbur xoogan iyo dhaawac dhimasho intuba kadhacday waxay ciidanku uga dambayntii soo afjareen hawl galkaas oo socday wakhti dheer.

In la iftiimiyo dadaalka ay xukuumadda hadda talada haysaa ugu jirto sidii ay meesha uga saari lahayd dhaq-dhaqaaqa dhalinyarada, si ka duwan xukuumaddii hore ee taageertay, waxay alshabaab ugu suuro gashay inay maalinba meel weerarto waxaa sabab u ah xukuumadii hore ayaa u ogolaatay inay dalka meela badan qabsadaan oo la dagaalami waydey markeliya, hada waxaa la rajaynayaa inuu weeraro culus ku qaadi doono xasan sheekh maxamuud.


 

Post a Comment

0 Comments