Wasiirul dawlaha, Aadan Aw Xirsi, Dr. C/laahi Cilmi iyo Dr. shariif Aw Cismaan ayaa ku jira madasha, dood-cilmiyeedka, waxayna ka doodayaan arrimo la xidhiidha sababaha keenay isbeddelka Cimilada ee soomaaliya, barnaamij ay soo qaban qaabisay Somali Environmental Forum ayaa hadda ka furmay daarta Astaan. Mawduuca barnaamijka, oo cinwaankiisu yahay ''Isbeddelka Cimilada iyo Deegaanka ee Soomaaliya''.
Ka soo qeyb galayaasha munaasabadda ayaa daawaday filimaan ka hadlaya cimilada iyo masiibooyinka deegaanka ee soomaaliya, barnaamij ay soo qaban qaabisay Somali environmental Forum ayaa hadda ka furmay Daarta Astaan. mawduuca barnaamijka oo, cinwaankiisu yahay ''Isbeddelka Cimilada iyo Deegaanka ee Soomaaliya'' barnaamij ay soo qaban qaabiyeen SomenviroForum astaan_tv waxay ka soo bilaabatay Astaan Tower.
Mawduuca barnaamijka ee cinwaankiisu yahay '' Isbeddelka cimilada iyo Deegaanka ee Soomaaliya, barnaamij ay soo qaban qaabisay somali environmental forum ayaa hadda ka furmay daarta Astaan. Mawduuca barnaamijka, ee cinwaankiisu yahay '' Isbeddelka cimilada iyo deegaanka ee soomaaliya, barnaamij ay soo qaban qaabisay Somali environmental Forum ayaa hadda ka furmay Daarta Astaan. mawduuca barnaamijka, oo cinwaankiisu yahay ''Isbeddelka cimilada iyo Deegaanka ee Soomaaliya'', taas oo laga dooday waxa sababay isbedelka cimilada soomaaliya ee sida saayidka ah isu bedeshay.
Waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay munaasibad laga hadlayo cimilada dalka soomaaliya ee isbedelka aad u wayni ku yimi, taas oo beryahan dambe aad u xumaatay oo ay dhacday roob la,aan iyo abaaro baahsan oo ilaa hada lagaran la,yahay sababta,waxaa kulankan ama munaasibadan soo qaban qaabiyey astaan tv iyo ururka Somali environmental Forum , waxa keliya ee laga doodayaa waxaa weeye cimilada soomaaliya iyo isbedelka baahsan ee kuyimi sanadihii u dambeeyey.
0 Comments