Ladagaalanka ciidanka qaranku ay kula jiraan argagixisada alshabaab.

dalaaka ciidanka qaranku qaadeen.

Dadaalka dowladda ee la dagaalanka argagixisada xiriirinta faa'iidooyinka, isagoo soo bandhigay guulihii ay dowladdu ka gaartay Al-shabaab deegaannada ay kaga sugan yihiin gobollada dhexe iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa keentay in howlgalkan uu ahaa mid ay ku caddeeyeen inay ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya.

In xoogga la saaro xawaaraha jawaab celinta iyo dhaq-dhaqaaqa ciidamada dowladda iyo guusha ay ka gaareen go’doominta kooxihii weerarka soo qaaday iyo la tacaalidda si xirfadeysan waxay muujineysaa horumarka ay sameeyeen ciidamada qalabka sida oo kaashanaya dalalka saaxiibada ah,somaaliya ciidankeeeda ayaa hada ah mid awood badan leh oo uu kaga adkaan karo argagixisada.


Isagoo iftiimiyay in weerarkan uu muujinayo xiriirka ay xarrakatul Shabaab la leedahay qaar ka mid ah siyaasiyiinta xilalka sare ka haya ee maamulkii hore, kuwaasoo isku dayaya inay fowdo ku wiiqaan, ayna fashiliyaan guulaha ay gaarto dowladda cusub, iyadoo xukuumadan cusub kadedaal badan rtahay tii hore ee dalka gacanta u gelisay argagixisada alshabaab oo ay kula dagaalami waayeen deegaan kasta.


Isagoo iftiimiyay in weerarkan uu muujinayo heerka ay gaarsiisan tahay taageerada shacabka ay u hayaan madaxweynaha iyo xukuumadda cusub, taasoo ka duwan sida ay u dhici jirtay xilligii dowladdii hore. Astaamihii dowladii hore ayaa wali ku dhaqmaya siyaasadii fowdada iyo dilka iyadoo adeegsaneysa dhaq dhaqaaqa al-shabaab, sidii ay sameyn jireen waagii ay maamulayeen.





 

Post a Comment

0 Comments