Isagoo carabka ku adkeeyay in laga wada hadlay arrimaha dib u habeynta hannaanka maaliyadda Soomaaliya iyo taageerada farsamo iyo maaliyadeed ee bankiga adduunka uu siiyo Soomaaliya,isagoo iftiimiyay heshiiska xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo dowladda cusub ee Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ee uu Bankiga ka fuliyo dalka soomaaliya.
Isagoo iftiimiyay hadalka Wasiirka Maaliyadda ee ah in wasaaraddu ay ka go’an tahay hagaajinta hannaanka maaliyadda dalka, isagoo iftiimiyay in Wasiirka Qorsheynta uu kala hadlayo madaxweyne ku xigeenka Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Japan, deeqaha Waxbarasho iyo dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya taas oo ubaahan in kor loo qaado laguna sameeyo taageerid iyo caawin dhanka baanka aduunka ah.
Isagoo soo bandhigay cilmi baarista uu wasiirka qorsheynta ku sameeyay qaabka loo xoojin karo xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Japan abrau, Ra’iisul Wasaare xamza berre ayaa uga mahadceliyay dowladda Japan dhinacyada kala duwan ee taageerada ay siiso Soomaaliya waxay xukuumada cusub xiriiro fiican lasamaysay dhamaan dawladaha caalamka dhamaantood oo ay isku fiican yihiin.
0 Comments