Isagoo soo bandhigay guulaha uu gaaray madaxweyne xasan sheekh oo dowladdiisa ay hadda 100 maalmood jirsatay, isagoo qabtay howlo badan oo sugayay maamulkiisa,
waxaa uu mudane xasan sheekh ciidanka xooga soomaaliyeed faray inay dagaalka ay kula jiraan argagixisada wadaan iyo kaashanaya shacabka degaanadaas, waxa ay soo hooyeen ciidanku guulo fara badan oo ay ka gaareen ururka alshabaab oo ay meela badan kaqabsadeen.
In la muujiyo taaba gelinta iyo hagaajinta kaabayaasha dhaqaalaha ee dowladda, iyadoo heshiis lala galay dhammaan dalalkii uu xiriirkooda ka dhaxeeyay maamulkii hore, in la muujiyo qaadashada siyaasad cad oo ku wajahan amniga, dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo dibadda isagoo iftiimiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu tan iyo markii la doortay ku mashquulsanaa dib u habeynta Hay’adaha ammaanka iyo sharciyadooda oo ay ugu horreyso Hay’adaha ammaanka oo sannadihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaa howlahooda shaqo.
Isagoo si gaar ah u iftiimiyay 8-dii safar ee uu madaxweynuhu ku tagay dalka dibadiisa, isla markaana uu amniga qayb weyn ka qaatay, gaar ahaan dalka Ereteriya oo ay ku tageen shan kun oo askari oo Soomaali ah, wuxuuna ka hadlay hawlaha la sugayo ee lagu xoraynayo dalka iyo sidoo kale qorshayaashiisa ku aaddan sidii ay dalka uga xorayn lahaayeen dalalka taageera. Soomaaliya sida amniga sida Jabuuti, Kenya, Uganda, Turkiga iyo Masar.
0 Comments