Isagoo iftiimiyay in Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh maxamuud uu kulamo is daba joog ah la qaadanaayo xildhibaanada, si uu kalsooni u siiyo Golaha Wasiirada ee soo socda,in la muujiyo ballan-qaadkii wakiillada ee ahaa in kalsoonida la siiyo Golaha Wasiirrada ee soo socda.waxa uu iftiimiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu si isdaba joog ah ula kulmi doono ku xigeenada qaab kudlad goboleedyo sida ay ku kala xiran yihiin Dowlad Goboleedyada, si ay u helaan kalsooni.
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James swan, ayaa booqasho maxalli ah ku tagay xarumaha dowlad goboleedyada dalka, isagoo ku nuux-nuux saday kulanka uu madaxweynaha Soomaaliya la qaatay dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, Galmudug, Puntland, Koonfur-galbeed iyo Houpland, oo uu kala hadlay arrimaha amniga, abaaraha, horumarka iyo xasilloonida siyaasadda, isagoo tilmaamay in loo baahan yahay in la xoojiyo wadashaqeynta dowladda Federaalka, lana taageero arrimaha soo socda dawlad cusub.
Isagoo u mahad celiyay madaxweyne xasan sheekh maxamuud dadaalkii uu u galay sidii uu u xalin lahaa dhammaan dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya, isla markaana uu u hagaajin lahaa waxyaabihii uu musuq maasuqay, madaxwaynaha oo dedaal badan wada ayaa bulsha waynta soomaaliyeed ku diirsadeen hogaamintiisa aadka u fiican ee uu dalka iyo dadkaba ku hogaaminyo mudane xasan sheekh maxamuud.
0 Comments