waxa hada shacab iyo xukuumadba la iska kaashanayaa ladagaalanka argagixisada dalka qasaysa.
Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweynuhu uu aqoonyahannada Soomaaliyeed ku ammaanay doorka wanaagsan ee ay ka qaateen wacyigelinta iyo wacyigelinta iyo dib u heshiisiinta dadka Soomaaliyeed, wuxuuna ku ammaanay doorka ay ka qaateen gurmadka abaaraha iyo u gargaaridda dadka dhibaateysan, madaxwaynha ayaa aad u boogaadiyey aqoonyahanada soomaaliyeed dhamantood.
Waxaa uu iftiimiyay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay ku dadaalayaan sidii ay shacabka uga farxin lahaayeen xukuumadda cusub, taasi oo maanta la horgeyn doono golaha Shacabka si codka kalsoonida loogu qaado,waxaa lagu wadaa in maanta xarunta Villa Hargeysa uu ka furmo shirka golaha Shacabka waxaa uu iftiimiyay in Madaxweynaha uu ka codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka inay soo xaadiraan kulankaan muhiimka ah, isla markaana ajanduhu uu yahay magacaabista golaha wasiirada Somaliya.
Isagoo iftiimiyay in Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Berri uu marka hore ka codsan doono Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya inay meel mariyaan Xukuumadda uu soo dhisay, si ay u gudato waajibaadka shaqo ee loo igmaday in xooga la saaro taageerada inta badan xildhibaanada golaha wasiirada waxaa loo balansanyahay ansixinta golaha wasiirada ee xukuumada cusub ee gadhwadeenka kayahay xamse cabdi barre ra,iisal wasaaraha dalka soomaaliya.
0 Comments