Madaxweyne Sheekh Maxamuud ayaa heshiisyo iskaashi la saxiixday Eritrea, si aan u iftiimino in xiriirka Eritrea iyo Soomaaliya uu ahaa mid mugdi ku jiro oo ay hareeyeen khilaafaadkii xilligii dowladdii hore, taas lagu sheegi karo xasan sheekh inuu yahay siyaasi fahmi kara la jaan qaadi kara dawladkasta yaqaanana meelkasta oo danta dalka soomaaliya kujirto.
Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Ereteriya, kadib markii ay xurguf dhex martay intii uu talada hayay Madaxweynihii hore, mudane xasan sheekh maxamuud ayaa ah ruug cadaa siyaasi wayn ah oo kuhagikara dalka
xasilooni iyo horumar lataaban karo, isagoo markiiba bilaabay inuu fuliyo balan qaadyadii doorashii, uu balan qaaday.
In la caddeeyo in heshiisyadu ay khuseeyaan dhammaan dhinacyada iskaashiga Eritrea, isagoo ku nuux-nuux saday in heshiisyadu ay ku yimaaddaan awaamiirta Madaxweyne Sheekh Maxamuud ee ku aaddan hagaajinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay dhammaan dalalka, gaar ahaan dalalka deriska ah, ayaa safarkii uu dalka ereteriya kutegay waxaa kamid ahaa inuu soo xaqiijinta ciidanka soomaaliyeed ee maqnaa dhowrka sanadood ee waalidiintood social mediaha kahadleen xasana uu kabalan qaaday inuu soo celin doono kuwaas dhawaan dalka kusoo laaban doono.
Isagoo ku nuux-nuux saday in heshiisyadani ay faa’iido dheeraad ah u yihiin booqashadii Madaxweyne Sheekh maxamuud ee Eritrea, iyadoo ay u dheer tahay ka hadalka soo celinta askarta Soomaaliya ee dalkooda hooyo, isagoo indhihiisa kasoo qaaday askarta soomaaliya ee joogta dalka ereteriya ayuu xasan usheegay in lagu celin doono dalkoodii hooyo, isagoo intaas kudaray inuu fuliyey balankii uu kaqaaday waalidiintood.
0 Comments