Dedaalka xasan sheekh maxamuud kusoo celinayo ciidankii ereteriya joogay.


 
Madaxweyne Sheekh Maxamuud ayaa dadaal ugu jira sidii  uudib ugu soo celin lahaa askarta eritrea isagoo hoosta ka     xariiqay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu u aaday dalka eritrea sidii uu dib ugu soo celin lahaa askartii laga qafaashay halkaas, taasoo ah mudnaanta koowaad ee dowladdiisa taas oo ah siyaasi iyo hogaamiye wanaagsandhaqankiisshacabka.     

In la caddeeyo in madaxweynaha uu ku howlan yahay sidii loo heli lahaa dhaqaalaha loo baahan yahay in ciidamada lagu soo celiyo sida ugu dhaqsiyaha badan, isagoo ku nuux-nuux saday in madaxweyne sheekh maxamuud uu ka shaqeynayo sidii uu u qancin lahaa qoysaska askartaasi muddo 3 sano ah oo la la’aa, ayuu hada rabaa inuu dib ugusoo celiyo dalkooda hooyo isagoo tixgelinaya cabashada waalidiintooda.


Caddaynta in madaxweyne xasan Sheekh maxamuud uu doonayo in dib loo soo celiyo Askartaasi, laguna biiriyo Ciidanka Qaranka si dalka uu uga faa’ideysto adeegyadooda la dagaalanka Dhaqdhaqaaqa Dhallinyarada, waa muhiim balan qaadyada uu mudane xasan shacabka lagalay markii uu doorshada gelayey inuu laba bilood gudahood kadhabeeyo.


Xaqiijinta in madaxweyne sheekh maxamuud uu fuliyay inta badan balamihiisii ​​doorashada labadii bilood ee ugu horeysay ee uu xukunka la wareegay, taas oo lagu sifeeyey dhaqan wanaaga iyo habsami socodka lagu yaqaan hogaamiyaha wanaagsan mudane xasan sheekh maxamuud ayaa wada dedaalo dhinac kasta leh oo lagu wada saxayo ama lagaga shaqaynayo horumarinta dalka iyo dadkaba.

Post a Comment

0 Comments