isagoo hoosta ka xariiqay in hambalyada uu ka helay madaxweyne Sheekh Maxamuud munaasabadda maalinta xorriyadda ay tahay tii ugu weyneyd ee uu ka soo shaqeeyay in xiriirka Soomaaliya ee caalamka uu ku soo celiyo qaabkii caadiga ahaa.
In la caddeeyo taageerada laxaadka leh ee uu Madaxweyne Sheekh Maxamuud ka helayo dhammaan dalalka caalamka qorshahiisa hawleed ee lagu xoojinayo xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya, haddii ay ahaan lahayd mid dhaqaale, mid siyaasadeed iyo mid ciidan, iyadoo intaas dhanba soomaaliya ay la garab taagan yihiin lana odhankaro waa jaaniskii ugu waynaa ee soomaaliya gaarto sababtana waa xasan sheekh maxamuud.
Isagoo diiradda saaraya ballan-qaadkii wasiirka arrimaha dibadda ee ahaa inuu la shaqayn doono madaxweyne Sheekh Maxamuud, kaddib markii uu ku hanjabay inuu cunaqabatayn ku soo rogi doono al-Sawwal xilligii dowladdii hore,
isagoo caddeeyay isbeddelka weyn ee ku yimid khudbadda Qaramada Midoobay iyadoo loo marayo ergaygeeda James Swan, kaasoo ballan qaaday inay taageerayaan Madaxweyne Sheekh Maxamuud iyo dowladdiisa sidii ay nabad ugu heli lahaayeen shacabka Soomaaliyeed.
Isagoo iftiimiyay in Soomaaliya ay dib u soo celinayso taageeradii ay siin jirtay dalalka Carabta ka dib fariimo uga yimid dalalka Carabta iyo Baarlamaanka Carabta oo ay ku caddeeyeen inay taageerayaan Soomaaliya xilligii uu talada hayay Madaxweyne Sheekh Maxamuud, madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ah diblumaasi lataacaamuli yaqaana caalamka intiisa kale isagoo soo celiyey xidhiidhkii soomaaliya lalahayd dalalka carabta.
0 Comments