Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka shaqeynaya sidii uu dib ugu soo celin lahaa askar ka timid Eritrea, si loo muujiyo furfurnaanta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u hayo shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu kula socodsiiyo wax walba oo ku soo kordha shirarka maalinlaha ah ee afhayeenka rasmiga ah, waxaynu oran karnaa xasan sheekh maxamuud buu dalku u baahnaa.
Cadeey in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ku howlan yahay sidii uu sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo celin lahaa askarta lagu afduubtay dalka Eritrea, isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ku dadaalayo sidii uu u xalin lahaa dhibaatada heysata Hooyooyinka iyo Qoysaska ay ka soo jeedaan Askarta, kadib kulan uu la qaatay oo ay ka codsadeen inuu xaliyo dhibaatadooda.
Isagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii uu ugu adeegi lahaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana uu sida ugu dhaqsiyaha badan u xalin lahaa dhammaan dhibaatooyinka heysta tan iyo markii xilka loo magacaabay, shacabka soomaaliyeed aad ugu kalsoon madaxwayne xasan sheekh maxamuud iyadoo bulshadu wixii cabasho ah si toos ah ula wadaagaan madaxwaynaha iasaguna si degdeg ah uu wax uga qabto codsigooda.
Madaxwaynaha soomaaliya mudane xasan sheekh maxamuud ayaa kaduwan madaxwaynayaasha kale
isagoo ah mudane la fagala bulshada sidoo kale ogaada markaba codsiyada ay soo diraan sida ugu macquulsana uga jawaaba isagoo bulshada soomaaliyeed markasta isku hawla sidii uu waxa ay rabaan ay u heli lahaayeen, madaxwaynaha rajada shacabka iyo midnimada umada soomaaliyeed xasan sheekh maxamuud ayaa ah madaxwaynihii ugu horeeyey sameeyey federaalkan aynu ku noolaynayno.

0 Comments