Hagida dariiqa dallacsiinta taageerada Ra'iisul Wasaaraha cusub ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa isagoo bogaadinaya xil wareejintii nabadeed ee Roobley loogu dhiibay Xamza Cabdi Barre, in la caddeeyo in Soomaaliya ay ka maqneyd xil wareejinta sharciga ah xilligii madaxweynihii hore, hadana ay soomaaliya qaaday jidka dimuqraadiyada iyadoo loo doortay madaxwayne jecel dadka iyo dalkaba taasina ay sababtay kala dambaynta iyo wanaaga muuqda hada.
Isagoo ku nuux-nuux saday in xukuumadda cusub ay ku shaqeyneyso sharciga iyo dastuurka soomaaliya, isla markaana ay la xisaabtamayaan shacabka, amaan iyo bogaadin mudan Ra'iisul Wasaarihii hore Roobley, oo ka shaqeeyay in ay doorasho ka dhacdo, Soomaaliyana ay ka baxdo xilligii kalitaliska, iasagoo dalka badbaadiyey xaalad dagaal, una horseeday inay doorasho dhacdo taliskii xumaana meesha laga saaro.
Isagoo ku nuux-nuux saday in ra’iisul wasaaraha cusub uu soo xulo wasiirro ay isku siyaasad yihiin isaga iyo madaxweyne Sheekh Maxamuud si loo helo dowlad isku duuban oo ka shaqeysa danaha shacabka Soomaaliyeed,
iyagoo ku faraxsan natiijada ka soo baxday baaritaankii Corona ee taban ee Madaxweyne Sheekh maxamuud iyo soo laabashadiisa si uu u dardargeliyo dhismaha dowladda cusub ee u adeegta shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa si rasmi ah xilka ulakala wareegay ra,iisal wasaarihii hore maxamed xuseen rooble iyo, kan cusub mudane xamse cabdi barre iyadoo rooble lagu xasuusto badbaadadii qaranka soomaaliya oo uu kabadbaadiyey dagaal sokeeyo isagoo dalka doorasho gaarsiiyey ra,iisal wasaaraha cusubna
waxaynu u rajaynaynaa inuu dadaalka halkaas kasii wado isagoo weliba haysta jaanis fiican oo ah inuu lashaqaynayo madaxwayne waayo arag ah oo uu la jaan qaadi karo.

0 Comments