Go,aanka ladagaalanka xasan sheekh ee ladagaalanka alshabaab.



 
go,aan xasan sheekh
Madaxweyne Sheekh Maxamuud oo ku guuleystay in uu ka hortago Al-Shabaab, xaqiijinta guusha laga gaaray qorshaha ciidan ee uu Madaxweynuhu u dajiyay ka hortagga dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab, kaasoo lagu xakameynayo saameynta ay ku leeyihiin dowlad goboleedyada, isagoo kusheegay in ay waajib tahay in shacabku kunoolaadaan wer wer la,aan inlooga hiiliyo cadawgana ay waajib tahay.


Hoos ka daawo guulaha laga gaaray howlgallada ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen wilaayada hiiraan iyo hirshapeel, in la caddeeyo in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii Dhaqaale loola dagaalami lahaa dhaqdhaqaaqa isaga oo garab ka helaya Dagaalka Milatari,
ee ciidanka xooga dalka soomaaliyeed, waxaa la gaaray wakhtigii lasoo afjari lahaa alshabaab.


Isagoo iftiimiyay in Madaxweynaha uu doonayo in Al-Shabaab laga joojiyo dhaqaalaha ay ka helaan gudaha dalka, isla markaana laga hortago in dhaqaalaha looga soo xawilo dibadda, taas oo u baahan in cuno qabatayn laga saaro debeda iyo gudahaba, xasan sheekh maxamuud ayaa ah madaxwaynaha kalsoonida shacabka isagoo ah kafekereha danaha umada masaakiinta ah ee soomaaliyeed.



Isagoo ku nuux-nuux saday in xarakadu ay bilowday inay lumiso awooddeeda iyo goobihii ay ka talin jirtay ee ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka, taasoo muujinaysa guulihii uu madaxweyne Sheekh maxamuud ka gaaray la-dagaalanka argagixisada, ruug cadaaga wayn ee xasan sheekh maxamuud ayaa dalka raba inuu kasaaro kooxda alshabaab oo uu beryahan ku amray ciidanka xooga dalka inay weeraro
aan kala joogsi lahayn ku wadaan.

Post a Comment

0 Comments