Booqashooyinka xasan sheekh maxamuud kutegayo dalalka dunida.



 
booqashada xasan sheekh

Madaxweyne Sheekh Maxamuud oo booqasho ku tagay dalka Kenya, isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu wax ka qabanayo dhibaatooyinka dibadda ee Soomaaliya ka jira maalmihii ugu horreeyay ee uu xukunka hayo, madaxwayne xasan sheekh waxa uu hagaajinayaa xidhiidhka caalamiga ah iyo soomaaliya oo arimaheeda aad uga shaqaynayo.


Isagoo dib u xasuusan doona safaradii uu madaxweynuhu ku tagay dalal dhowr ah sida Imaaraadka iyo ereteriya, in la caddeeyo in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu booqanayo dalalka ay Soomaaliya danta ka wadaagaan, si uu u xaliyo dhibaatooyinka, isla markaana loo bilaabo weji cusub oo iskaashi waxaa aynu dareemaynaa inuu xasan sheekh  wax badan kabedalay arimaha debeda dalka iyo heegan gelinta ciidanka xooga dalka.


Madaxweyne Sheekh Maxamuud oo dib u Dhoofinta kalluunka soomaaliya u dhoofiyay Dalka Kenya in diiradda la saaro dhinacyada kale ee heshiiska, ka sokow iskaashiga labada dal, waxaa socda safarada uu xasan sheekh maxamuud kutegayo dawladaha ay soomaaliya wadaagaan danaha guud iyo kuwa xuduudeedba taas oo uuku hawlanaa beryahanba waxaynu odhankarna wuxuu wadaa dedaal aad muhiim u ah.



Madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ah mudanihii ugu horeeyey ee dalka amnigiisa gaarsiiya halka sare ee uu maanta marayo isagoo ciidanka dalka ee kahawl gala maamul goboleedyada markii ugu horaysey ugu baaqay inay dagaalka aan joogsiga lahayn ku qaadaan alshabaab sidaas dateedna
shacabka soomaaliyeed ay helaan amaan buuxa taas oo larabo in dalku kaxoroobo argagixisada.

Post a Comment

0 Comments