Iskaashiga soomaaliya iyo dalka imaaraatka carabta.

iskaashiga

Iskaashiga Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta xiriirinta faa'iidada isagoo hoosta ka xariiqay in Imaaraadka uu yahay saaxiibka joogtada ah ee shacabka Soomaaliyeed in la caddeeyo in dhacdadii Farmaajo ee lacagaha Imaaraadka laga xayuubiyay ay tahay dhacdo soo dhaaftay marka loo eego xiriirka taariikhiga ah, waxaas oo dhan waxaa sabab u ah madaxwayne xasan sheekh maxamuud.



Si loo iftiimiyo joogitaanka Sheekh Khashbuut bin Nahyan xaflada caleema saarka Sheekh Maxamuud iyadoo dib loo xasuusan doono kaalmooyinkii kala duwanaa ee Imaaraatka Carabta ay siin jireen tan iyo booqashadii Roobley ee Imaaraadka, waxaa ay u arkaan imaaraatku soomaaliya inay yihiin dal iyo dad walaalahooda, shacabka soomaaliyeed aad bay u ogsoon yihiin is garab istaaga dawlada imaaraatka.



madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa dawlada soomaaliya iyo imaaraatka ka dhex dhaliyey xidhiidh aad uwanaagsan iyo horumar balaadhan oo ay dawlada imaaraatku u balan qaaday dalka soomaaliya kaas oo ah maalgashi iyo taakulo dhankastaleh sidaas waxaa tiri dawlada imaaraatka madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ah siyaasi la shaqayn kara dawladaha caalamka dhamaantood gaar ahaan dalalka carabta.



dawlada imaaraatka carabka iyo dalka soomaaliya ayaa beryahan waxay aad uga wada shaqaynayaan dhanka horumarka soomaaliya iyadoo soomaaliya ay kahesho dawlada imaaraatka dahqaale iyo taageero badan waxan odhan karnaa madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ah madaxwaynaha keliya ee soomaray soomaaliya kii ugu fiicnaa xaga xidhiidhka caalamiga ah iyo dhamaan dawlaha jaarka intaba.

 

Post a Comment

0 Comments