mustaqbalka soomaaliya ee dhaw iyo aragtida xasan sheekh.

mustaqbalka soomaaliya

 Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku howlan sidii uu u fulin lahaa balanqaadyadii uu ku sameeyay doorashada, isagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii loo mideyn lahaa dowladda federaalka si loo gaaro danaha shacabka Soomaaliyeed, isagoo sii raaciyey inuu waxbadan kaqaban doono xaga arimaha bulshada oo xukuumadii hore kufashilantay.



Isagoo carrabka ku adkeeyay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo dhameystirka dastuurka Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa nidaam garsoor oo
adag oo cadaalad ah, in la caddeeyo in Madaxweyne,
 Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii nidaamka doorashada uu u noqon lahaa mid toos ah si shacabka Soomaaliyeed ay u doortaan cidda ay u dooranayaan.



Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ku hawlan yahay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka abaareed ee dalka ka jira, iyadoo la kaashanayo beesha caalamka iyo dhammaan gobollada dalka, madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa marwalba jecel isku duubnaanta shacabka iyo ladagaalanka argagixisada iyo weliba qabyaalada oo ah shayga keliya ee dalka soomaaliya burburisay.


Madxawaynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu dhamaystiri doono dastuurka dalka kadibna dalka uu gaarsiin doono doorasho shacabku codeeyaan doortaan cida ay iyagu rabaan inuu hogaamiyo dalka soomaaliya, waxaynu odhankarnaa madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ka aragti dheer kuwii kahoreeyey ee dalka soo hogaamiyey sababtoo ah marwalba waxa uu jecel yahay waxa ay shacabka soomaaliyeed jecel yihiin.
 

Post a Comment

0 Comments