siyaasada xasan sheekh ee amniga iyo dhaqqalaha.

amniga iyo dhaqaalaha
Sheekh Maxamuud ayaa dadaal ugu jira soo celinta xiriirka Kenya iasagoo furasad u arka in xidhiidhka deriska lawanaajiyo sababtoo ah waxaynu iska kaashankarnaa ayuu yiri, dhinaca amniga iyo dhaqaalaha isagoo sheegay kenya in aynu udhoofin doono kalluunka ceegaagan badwaynta dalka soomaaliya ee khayraadku ka buuxo, fekradaha xasan sheekha ayaa ah qaar wax ku ool ahoo marhore loo baahna.



Isagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii uu caadi u soo celin lahaa xiriirka soomaaliya iyo dalalka deriska ah, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay Kenya u leedahay ilaalinta amniga iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya sidaaas darteed madaxwayne xasan sheekh maxamuud waxa uu danaynayaa inuu cidkastoo soomaaliya waxkasoo gelayaan soo dhaweeyo taasna waxaa lagu yaqaanaa siyaasi wax fahmaya.



madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane xasan sheekh maxamuud ayaa tan iyo markii ladoortay ku mashquulsan dhisida dalka isagoo raba inuu siyaasad xumadii ay katagtay xukuumadii, kahoraysey ay katagtay inuu dib usaxo oo sifiican ula dhaqmo beesha caalamka iyo dawladaha deriska oo ay ugu horayso dawlada kenya mudane xasan sheekh waxa kale oo uu bilaabay dagaal kadhan ah
alshabaab oo uu rabo inuu dalka ka cirib tiro dhamaan kooxdaasi.



In la caddeeyo in dib-u- dhoofinta wax-soo-saarka Soomaalida, gaar ahaan kalluunka, loo dhoofiyo Kenya, ay dib u soo celinayso dhaqaalihii uu ka helay dowladdii hore,
Isagoo ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay doorka Kenya ee ku aaddan caawinta Soomaaliya si ay u soo gasho bulshada Bariga Afrika, xasan sheekh maxamuud ayaa ah siyaasi aad u fahamsan sida dalkan loodoortay uu  u hagilahaa isagoo shacabka soomaaliyeed ay kasugaan rajo fiican.

 

Post a Comment

0 Comments