Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Kenya
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagwa.
Berri ayaa Gachagua kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal, iyagoo si gaar ah diiradda u saaray arrimaha faa’iidada u leh labada dal.
Booqashada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Kenya ayaa ka dhigan horumar muhiim ah oo laga sameeyay xiriirka labada dal ee saaxiibada ah.

0 Comments