Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Kulan La Qaatay Hay’adda FAO Ee Qaramada Midoobay

 Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Hay’adda Cuntada Iyo Beeraha


Wasiirka Xanaanada Xoolaha

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa kulan la qaatay wafti ka socday Hay’adda FAO.

Isniintii, Wasiirka, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi ka socday Hay’adda FAO oo uu hoggaaminayay Etienne Peterschmidt, Agaasimaha Xafiiska FAO ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqeynta Wasaaradda iyo FAO, iyo dardargelinta mashaariicda lagu horumarinayo xoolaha, keymaha iyo daaqa.

Post a Comment

0 Comments