Soomaaliya oo furtay mashruucii ugu ballaarnaa ee maalgashiga gudaha dalkeena.

mashruuca maalgashiga dalka.
Soomaaliya oo furtay mashruucii ugu ballaarnaa ee maalgashiga, isagoo iftiimiyay furitaanka Dekedda Garacad ee Puntland ee bartamaha Soomaaliya, oo ah mashruucii ugu ballaarnaa ee maalgashiga gudahaisagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo daah-furay mashruucan iyo madaxda dowlad goboleedyada oo uu weheliyo Madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ay ka qeyb geli doonaan furitaanka mashruucan.


Dekada garacad ee badhtamaha soomaaliya ee puntland ayaa ladaahfuray iyadoo lagu guulaystay dhisideed taas oo baahi wayn uqabeen shacanka soomaaliyeed, waxa kale halkaas inooga muuqda in maalgashiga dalkeenu meel fiican marayo oo maanta lagu faano,waxaynu arkaynaa in aynu ka maarmi karno in aynu cidkale waxkasugno inagoo waxkasta qabsan karna ama dhisan karna waayo maantaba wataas garacad dhamaatay.


Madxawyanaha soomaaliya mudane xasan sheekh maxamuud ayaa sheegay in xooga lasaari doono maalgashiga gudaha dalkeena hooyo isagoo qabtay waxyaaba badan oo muhiim ah sida sugida amniga dalka oo meel fiican uu gaarsiiyey, waxa kale oo madaxwaynu dhiirigeliyey horumarka maalgashiga fiican ee kasocda dalka soomaaliya oo hada xaaladiisu marayso meel aanay weligeed gaarin burburkii kadib.

Isagoo iftiimiyay in ganacsatada Jamhuuriyadda Jabuuti ee aan walaalaha nahay iyo ganacsato Soomaaliyeed ay ka qeyb qaadan doonaan munaasabadda furitaanka dekedda, isagoo soo bandhigay horumarada is daba jooga ah ee ka socda Soomaaliya tan iyo markii uu xilka qabtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa boogaadiyey horumarka socda.












 

Post a Comment

0 Comments