shaqo ee uu xambaarsanyahay iyadoo aynu odhan karno waxa uu sameeyey cadaalad balaaran.
Isagoo iftiimiyay in Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xamzah Cabdi Berri uu soo saaray go’aan uu xubnaha golaha wasiirada kaga mamnuucayo inay shaqada ka eryaan shaqaalaha Dowladda, iyagoo aan ogolaansho ka haysan, taas waxa uu uga socdaa in aan dulmi dhicin laguna xad gudbin muwaadin soomaaliyeed oo u adeegaya dalkiisa iyo dadkiisa labadaba, mas,uuliyada uu qaaday ra,iisal wasaaruhu iyo xilka uu hayo culayskiisa ayuu garanayaa sidaas darteed baanu cadaalada uga samaynayaa shaqalaha.
In la muujiyo in ay lagama maarmaan tahay in la ilaaliyo xuquuqda shaqaalaha dawladda si loo helo shaqaale la isku halayn karo oo tayo leh isagoo iftiimiyay codsigii Ra’iisal Wasaaraha uu ka codsaday golihiisa wasiirada inay la tashi la sameeyaan xafiiskiisa ka hor inta aysan qaadin tallaabo kasta oo ku saabsan arrin kasta in la taageero go’aanka Ra’iisul Wasaaraha, isla markaana muujinayo inuu ku soo beegmayo xilli qaar badan oo ka mid ah shaqaalaha dowladda ay muujinayaan baqdin ay ka qabaan inay ku waayaan shaqooyinkooda isbedelada siyaasadeed ee dalka ka jira.
Ra,iisal wasaaraha soomaaliya xamse cabdi barre ayaa markii ugu horaysey soo saaray go,aan uu golaha wasiirada amar kusiinayo inaan shaqaalaha wasaaradaha la eryi karin ilaa ay xafiiskiisa, kalasoo tashadaan taas micneheedu yahay inuu kor uqaaday xuquuqda iyo xaqa ay leeyihiin shaqaalaha wasaaraduhu isagoo muujiyey cadaalad balaaran oo aan looga baran siyaasiyiinta
soomaaliyeed.
0 Comments