Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

 Madaxweynaha Soomaaliya oo New York kula kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Xasan Sheekh iyo Antonio Guterres

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New York kula kulmay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Qoraal kooban oo madaxtooyada Soomaaliya ay ku daabacday barta ay ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeyso amniga, xasiloonida iyo xaaladaha bini’aadantinimo.

Todobaadkii hore ayay aheyd markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu gaaray dalka Mareykanka si uu uga qeyb galo shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Post a Comment

0 Comments