madaxwaynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa xooga saaraya sidii uu arimaha abaaraha, wax wayn uga qaban lahaa taas oo uu dalku hada kujiro xaalad abaareed isagoo madaxwaynu umagacaabay ergay cabdiraxmaan cabdishakuur intaa waxaa dheer mudane xasan sheekh ayaa ah madaxwayne dadka soomaaliyeed aad uga warhaya isagoo dhibaatooyinka dalka kajira indhihiisa,kusoo eegaya laakiin aan cidna inay uga waranto rabinba.
aabaha fedraalka ahna madaxwaynaha soomaaliya mudane xasan sheekh maxamuud ayaa ah nin aad loo jecelyahay sababtoo ah waa ruug cadaa siyaasaded oo yaqaana qaabka dawlad soomaaliyeed loo dhiso shacabka soomaaliyeedna si iskumid ah loogu xukuma cadaalad iyo, sinaan waana madaxwyanaha soomaaliya gaadhsiin kara barwaaqo iyo horumar.
xasan sheekh maxamuud madaxwaynaha soomaaliya ayaa dhawaan soo celiyey xidhiidhkii ay soomaaliya lalahayd beesha caalamka gaar ahaa dalalka carab iyadoo ay kufashilantay,xukuumadii farmaajo, xasan sheekh maxamuud madaxwaynaha soomaaliya ayaa ah nin fahmikara xidhiidhka caalamka iyo soomaaliya u dhexeeya albaaba badana furikara.

0 Comments