Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadaal ugu jira sidii dalka loo mideyn lahaa, isagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii loo hagaajin lahaa xiriirka Dowlad Goboleedyada dalka ka dib khilaafaadkii soo kala dhex galay Dowlad Goboleedyada iyo Muqdisho.
Xasuusnoow in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ahaa Mas’uulkii Federaalka Soomaaliya ka hirgeliyay mudadii ugu horeysay ee uu xilka hayo,isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo xoojinta Federaalka, maadaama uu shacabka u ballanqaaday xilligii uu musharaxnimada ahaa.
Isagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii uu u xalin lahaa xiisadaha ka jira gobolada, balse uusan ka shaqeyneyn aargoosi, sida uu horay u ballanqaaday, Caddaynta socdaalka Madaxweyne Sheekh Maxamuud ee maamul goboleedyada ayaa ka bilowday maamulka Koonfur Galbeed, kaasoo ay ku sugnaayeen labo nin oo xoog badan oo daacad u ahaa maamulkii hore si ay xiriirka u wanaajiyaan, isla markaana ay u midoobaan dowladnimada.
madaxwaynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa hirgelinaya ama rumaynaya balanqaadyadii,uu shacabka ubalanqaaday markii uu ololaha doorashada kujiray taas oo uu hada rabo inuu kamidho dhaliyo sidaa darteed waxaa aynu aragnaa markiiba inuu madaxwayne xasan sheekh maxamuud
uu rabo inuu dalka sidii uu inoo balan qaaday uu u hogaamiyo isagoo raacaya balanqaadkiisii.
.jpg)
0 Comments