madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka soomaliya.

jamhuuriyada soomaaliya
mudane xasan sheekh maxamuud madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya, ayaa taliyaha nabad sugida umagacaabay mahad salaad isagoo sheegay inuu haayada nabad,sugida u bedeli doonta mid amniga shacabka iyo qaranka ilaalisa halka markii hore ay ahayd,mid shacabka soomaaliyeed lagu dhibaateeyo loona adeegsado dano dad gaar ahi leeyihiin.



 madxaynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa sheegay in kor loo qaadi doono arimaha, amniga isagoo sheegay ciidanka qaranka in laga dhigi doono ciidan waajib qaran oo keliya laga sugo, halka markii hore ay siyaasada ku dhex milmeen mararka qaarna ay kashaqayn jireen ama loo adeegsan jiray dao gaar ah, imikase bedelkeeda laga sugayaa u adeegida bulshada oo keliya.


xasan sheekh maxamuud ayaa isagoo hadalkiisa siiwata waxaa uu yiri waxaynu ujihaysanaynaa, horumar iyo iskaashi taas oo aynu ku gaadhikarno xasilooni iyo horumar waxa kale oo uu yir, mudane xasan sheekh maxamuud dalku wuxuu dal kunoqon karaa inaguna dad kunoqon karnaa, isk  duubnaanteena iyo inaynu kawada shaqayno maslaxada dalka iyo dadka.


beesha caalamka gaar ahaan dawladaha carabta ayaa aad usoo dhawaynaha afkaaraha iyo, shaqada wanaagsan ee uu xasan sheekh maxamuud wado isagoo soo celiyey xidhiidhka
soomaaliya lalahayd dalalka carabta iyadoo durba laga dareemaya gudaha dalka qaabkaisfahamka kadhex socda soomaaliya iyo dawladaha carabta.
 

Post a Comment

0 Comments