halyeeyga talada dalka haya ayaa waxaa ugu horeeya waxqabadkiisa insameeyo dibu heshiisiin iyo inuu adkeeyo kornuqaado sharciga iyo kaladambayta,taas oo ah takeliya ee dalka meel kugaarikaro,iyadoo lashaqaysiin doono maxkamadaha dal gaar ahaan ta sarre.
shacabwayna umada soomaliyeed ee kudhaqan dalka caasimada iyo maamul goboleeyada dhamaan, ayaa si iskumid ah utaageersan madaxwayne xasan sheekh maxamuud iyadoo lagu yaqaano nin dadku,isugumid yahay kalana jeclaysan doonin madaxwayne allah hakuu fududeeyo xilka waxaad tahay geesi ay soomaalidu ubaahnayde, waxaa kale oo intaas dheer in uu aad ugu fiicanyahay siyaasada arimahadebeda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee xukuumadii hore ku fashilantay.
shacab aad u tiro badan oo kunool dalka gudihiisa iyo debediisaba ayaa aad ugu faraxsan inuu dalka, hogaamiyo madaxwayne xasan sheekh shariif iyagoo sababta ku sheegay ruuga cadaa kadabaalan kara marxalada siyaaysadeed ee dalka jirta,carabkana ku adkeeyey inuu yahay nin la garankaro waxa uu qabanayo iyo qaabka uu u shaqeeyo oo hore looga bartay shaqo wanaag hore loosoo tijaabiyey lana ogyahay hawl karnimadiisa iyo shacabka oo ah nin ay isugu mid yihiin kana madhan qabyaalad.

0 Comments