rajo soo nooleeyaha dalka iyo dadka xasan sheekh maxamuud.

rajo shacab
Ku dhiirashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la dagaalanka Al-Shabaab, isagoo iftiimiyay hadalkii Madaxweyne Sheekh Maxamuud ee ku aadanaa baahida loo qabo in la sugo ammaanka muwaadiniinta xasan sheekh maxamuud ayaa ah nin keliya ee dalka kasifayn kara argagixisada wadanka qasaysa shacabka soomaaliyeedna u horseedikara xasilooni.


Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu bilaabay ka hor-tagga dhaq-dhaqaaqa iyo jiheynta ciidamada In dhalinyarada lagala dagaalamo dhufeysyada ay ku leeyihiin bartamaha iyo koonfurta dalka, kuwaas oo uu uga jeedo alshabaab sida lagu yaqaano mudane,xasan sheekh maxamuud dalka wuxuu kadhigi doonaa mid nabdoon oo amaankiisu sareeyo.


In diiradda lagu saaro weerarrada ay ciidamadu ku qaadeen fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Baarui oo xiriir la leh socdaalka madaxweynaha ee gobolka. Isagoo ku nuux-nuux saday awoodda Madaxweyne Sheekh Maxamuud, kadib markii la mideeyay darajooyinkii ciidamada, lana kaashaday ciidamada caalamiga ah, sidii looga adkaan lahaa Al-shabaab, loogana saari lahaa guud ahaan dalka Soomaaliya.


 madaxwaynaha dawlada federaalka soomaaliya mudane xasan sheekh maxamuud ayaa ah, shiqsiga ay dadka soomaaliyeed rumaysanyihiin inuu dalka kasifayn doono kooxaha argagixisada una horseedi doono barwaaqo iyo nabad taas oo ah sababta ay dadku ujecelyihiin, madaxawayne xasan sheekh ayaa ah nin shacabka soomaaliyeed ay aad ugu kalsoonyihiin hogaamintiisa dalka.

 

Post a Comment

0 Comments