In la caddeeyo in Imaaraadku yahay suuqa ugu horreeya ee wax-soo-saarka beeraha iyo xoolaha ee Soomaaliya,
kordhi warka ku saabsan dib u bilaabashada duulimaadyada emirates Airlines ee Soomaaliya in xoogga la saaro sidii dib loogu furi lahaa Isbitaalka Sheekh Zaayid iyo sidii uu u heli lahaa adeeggiisa dhammaan dadka deggan Muqdisho.
Baahinta faafinta wararka fududaynta hab-raaca fiisaha ee muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaa looga jeedaa in lafudayn doono isu socodka iyo qaadashada fiisaha imaaraatka carabta
qofkii u baahan ee soomaali ahi uu heli doono taas oo kamid ah isu dhawaanshaha labada dal xasan sheekh maxamuud ayaa ah khabiir aad uyaqaana ladhaqanka dawladaha ay lagama maar maanka tahay in aynu kafogaano isagoo markasta eega maslaxada dalkeena.
dalka imaaraatka carabta ayaa ah dalka keliya ee caawimada ugu badan inasiiya iyagoo hadana bixiyey 20 milyan dollars oo loogu talo galay in lagu caawiyo dadka abaaruhu saameeyeen ee soomaaliyeed, taas ah wax wayn marka la eego dhibaatada ay abaaruhu, kagaysteen dalkeena waxaa intaas dheer oo kale in ay jiraan iskaashiyo badan oo kale
oo dhex mari doona labada dal.

0 Comments