xidhiidhka caalamka iyo xasan sheekh



xidhiidhka

hogaamiye xasan sheekh maxmuud ayaa waxaa uu balan qaaday inuu dalka gaadhsiin doono, meelo fog sidaa darteed waxaa kaleoo uu sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad tayoleh, waxaa kale oo intaa  kudaray inuu dadka uu soo xulayo kala shaqayn doona arimaha dalka, isagoo shacabka soomaaliyeed ugu baaqay inuu u maqanyahay iyaga wixii uu kula balamayna uu oofin doono.


madaxwayne xasan sheekh maxamuud ayaa ah siyaasi ruug cadaa ah dalkana kadheregsan waxa kajira fahamsana siyaasada soomaaliya iyo qabiilada degan sida loola dhaqmo, waxaa intaas dheer ee kufiicanahay waxaa kamid ah xidhiidhka caalamiga ah isagoo aad uyaqaana latacaamulka dawladaha, beesha caalamka .


xasan sheekh waa nin dalka waxbadan usoo qabtay isagoo rayid ah iyo isagoo xil hayaba kusuntan, waxqabad dadka soomaaliyeedna ay aad ujecelyihiin iyagoo ku og xilkasnimo iyo waayo aragnimo, madaxwaynaha soomaliya xasan sheekh maxamuud ayaa ah madaxwaynaha keliya ee mar labaad dib loo doortay kuna soo laabtay kuriga madaxtooyada markii ugu horaysey taariikhda soomaaliya.



shacabwaynaha soomaliyeed ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin dib usoo laabshada xasan sheekh maxamuud iyagoo u arkainuu yahay waa cusub oo soomaaliya u baryey markale, taasna waa guul siyaadeed iyo jaanis uu haysto xasan sheekh maxamuud oo uu ku hormarin karo, dalkiisa waxaa kale oo soo dhaweeyey dawladaha caalamka gaar ahaan kuwa carabta.

Post a Comment

0 Comments