midaynta shacabka soomaliyeed.

midayn
mudane xasan sheekh maxamuud madaxwaynaha soomaaliya ayaa hada ku hawlan magacaabistii,mas,uuliyiinta dalka iyo dadka u shaqayn lahaa iyadoo uu ku xulanayo dadkaas hawl karnimo, sida lawada ogayahay dalka soomaaliya ayaa hada kudhcay gacan amni ah taas oo shacabka soomaaliyeed in badan sugayeen.



dadwaynaha soomaaliyeed ee kunool dalka iyo dunida daafeheeda kaleba ayaa aad ula dhacsan,madaxwayne xasan sheekh maxamuud oo ah hada madaxwaynaha keliya ee soomaaliya kasaari kara, wakhtigan muruga siyaasadeed ee dalka kajira, isagoo u leh khibrad fiican oo hogaamineed.



dawlad goboleedyada iyo shacabka kunool dhamaan dalka ayaa xasan sheekh sifiican utaageeray, iyadoo lagu rajo wayn yahay inuu sifiican ula jaanqaadi doono, sababta kadanbaysa in wakhtigan, loo garto  xasan sheekh inuu noqdo madaxwaynaha soomaaliya ayaa ah inuu noqday ninka keliya
ee hada soomaali isukeeni kara, isagoo lagu yaqaano inuu yahay nin aan arimo qabiil kudhaqminee soomaalidu isugu mid tahay.



shacabwaynaha umada soomaaliyeed ayaa feker ahaan badankoodu taageeraan xasan sheekh, iyadoo uu ka kasbaday umada taageerada xad dhaafka ah ee ay uqabaan, xasan sheekh ayaa ah nin umada soomaaliyeed isugu midtahay oo aan kala saar saarin isagoo jecel qarannimada
umada soomaaliyeed wax kasokeeyana aan jeclayn marnaba.


 

Post a Comment

0 Comments