horumarka soomaaliya.

horumarka
 horumarka soomaaliya ayaa waxaa sidii ay ahaan jirtay   kusoo celin kara madaxwaynaha cusub, mudane xasan sheekh maxamuud iyadoo shacabka umada soomaaliyeed dhamaantood aad iyo, aad utaageersan yihiin waxakale oo intaa dheer dardargelinta uu markiiba bilaabay isagoo dib,
u bilaabay soocelintii xidhiidhka soomaaliya iyo wadamada caalamka gaar ahaan dalalka carabta.



 madaxwaynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa lagu xasuustaa sida uu umada somaliyeed, uga yahay dhexda isagoo ka fog nin qabiil, waxaa shaki la,aan ah inuu dadka iyo dalka soomaaliya, uu horumar balaadhan gaadhsiin karo iyadoo looga bartay lexejeclada dalka uu kaleeyahay, madaxwayne xasan sheekh ayaa ah nin lagu wada kalsoonyahay sababo badan darteeda oo ay kamid, tahay inuu kor uqaadi doono aasaasiyaadka bulshada soomaaliyeed iyo maamulada gobolada oo aad, ay isu fahmi karaan.



 inta laga yaqaano xasan sheekh maxamuud ayaa ah nin aan dagaalo sokeeye iyo bur dalka kadhaca, aan midna kaqayb qaadan weligii laakiin looga bartay midaynta dadka iyo dalka soomaaliya, madaxwayne xasan sheekh ayaa hada usoo laabtay inuu hadafka ay hiigsanayaan umada soomaliyeed,
ay hiigsanayaan taasoo uu mas,uuliyadeeda qaaday sheegayna inuu dalka midayn doono.
 

Post a Comment

0 Comments