lacag si loogu taageero xukuumada cusub.
dalka imaaraatka ayaa hada soomaaliya aad isugusoo dhawanayaan xaga siyaasada sababta oo ah,ruug cadaagan ladoortay dartii ee tacaamulka dunida fahamkeeda leh madaxwayne xasan sheekh maxamuud oo saaxiibadeen reer imaaraat la jaanqaadi kara, waxa jira dalal badan oo soomaliya, xidhiidh laleh laakiin hadana marnaba ma noqon karaan sida imaaraatka oo kale.
madaxwaynaha jamhuuriyda federaalka ee soomaaliya ayaa dhawaan fasaxay lacag imaaraatka,ay xu ay kuumadii hore kaxanibtay taas oo gebi ahaanba soomaaliya dib imaaraatku usiiyey,oday xasan sheekh ayaa ah madaxwaynaha keliya ee arimaha gudaha iyo debedaba la imaankara,siyaasad debecsan oo wax ku ool ah lana fahmi karo, waayo waa nin neceb dhibaatada shacbiga, iyo qabyaalada.
waxaa lagaadhay wakhtigii aynu ka faa,iidaysan lahayn deeqaha iyo ila maalgelineed ee uu, inasiinayo dalka imaaraatku taasoo hada ku haboon waxka qabsigeedu, madaxwaynaha, soomaaliya xasan sheekh maxmuud ayaa dalka u jihaynaya wado ku haboon iyadoo,uu gaadhsiin karp meesha aynu jecelahay, dalka imaaraatka ayaa inoola diyaar ah waxkastoo aynu uga baahano dhankastoo nolosha la eegaba.

0 Comments