Xasan sheekh maxamuud siyaasiga qunyar socodka ah ee lajaanqadi kara aduunka, ayaa hada ah madaxwaynaha dalka soomaliya isaga oo , kuguulaystay doorashadii dhawayd,
siyaasigan oo dalka hore madaxwayne ugasoo noqday ayaa hadana marlabaad cod aqlabiyad, leh kuhelay markale isagoo baarlaamka dalka saddex meelood laba meelood codeeyeen,
ruug cadaagan ayaa fahamsan dalalka somaliya faa,iidooyinku ugu jiraan iyo kuwa kale,isagoo si aad udhow ula dhaqmi doona dalalka carabta oo uu sheegay in waxbadan inagaga, xidhanyihiin sidaas darteedna lagama maarmaan yahay xidhiidhkoodu, waxakale oo aanu, marnaba dayicidoonin isku duubnaanta iyo isku xidhka umadasoomaaliyeed, taas oo ah,khibradaha lagu yaqaano diblumaasiyiinta iyo ruug cadaayada, shacabka soomaliyeed ayaaaad uga farxay imaatinka kursiga madaxwaynaha ee xasan sheekh maxamuud.
somaliya waxa keliya ee ay ubaahnayd baa ahaa madaxwayne khibrad siyaasadeed leh,una war haya ama kala yaqaana dhaqanka bulsha waynta soomaaliyeed, ee dalka kudhaqan,taas oo uu xasan aad ukala yaqaano sababta oo ah weligii dalka ayuu kunoolaa meelna,kama aanu aadin, taasina waa ta fududayn doonta horumarinta wadanka dhinackasta.
bulshawaynta soomaaliyeed ayaa aad ugu riyaaqaya madaxwayne xasan sheekh maxamuud, iyadoo la aaminsanyahay in soomaaliya hada uun kabxday qabyaaladii iyo qoqobkii aadka, udarnaa ee ay kuhaysey xukuumadii bilaa khibrada ahayd, hadaba xasan sheekh maxamuud madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka ee soomaaliya waa mid aan shaqo kulahayn qabyaalad.

.jpg%20wooow.jpg)
0 Comments