rajada dawlada federaalka somalia.

rajo

 madaxwaynaha dawlada federaalka  soomaaliya, ayaa ah kii shacabku ugu taageerada badnaa isagoo ah nin lagu kalsoonaan, karo sababa badan darteed,takoowaad waa nin aan kala saar saarin shacabka,soomaaliyeed oo ay isugu midyihiin aqoonina qabyaalad takale jecel dadka,iyo dalkaba.


maxawyanaha ayaa hada ku hawlan sidii uu umada soomaaliyeed dhexdeeda, uga samayn lahaa dib uheshiisiin iyo walaalayn isagoo looga bartay siyaasad, aad iyo aad u debecsan una naxariista shacabka soomaaliyeed, hadaba waxaa ,ay soomaali maanta heshay madaxwayne rumayn kara rajada shacabka soona, celin kara kalsoonidii luntay.


madaxwaynaha ayaa waxaa kale oo laga sugayaa inuu soo celiyo xidhiidhka, dalalkii caalamiga ahaa ee cilaaqaadkoodii go,ay gaar ahaan dalalka carbeed, intaa waxaa kale oo dheer wadahadalada soomaalida dhexdeeda cidkastoo, wax  tabanaysa, waxaan filayaa soomaaliya maanta uun bay kasoo baxday, mugdigii mar hadii ay dooratay nin ka madhan qabyaalad iyo xumaan dhamaan.


dawladaha jaarka iyo beesha caalamka ayaa soo dhaweeyey madaxwayne xasan sheekh maxamuud igoo og inuu yahay siyaasi lala tacaamulikaro soomaliyana, isbedel siyaasadeed iyo mid dhaqaaleba usoo kordhin doona inuu yahay,
ruug cadaagan weligii dalka joogay ee aaminay dhulkiisa hooyo ayaa ah mid og, waxkasta oo ay ubaahanyihiin shacabka soomaaliyeed garana kara deegaanka,
kasta iyo dhaqankiisa.

Post a Comment

0 Comments