Wax ka ogow magaalooyin ay ka sii guuraya gawaarida ee lugta iyo baaskiilka door biday


magaalooyin

Markii mowjaddii ugu horreysay ee Covid dhacday, gudaha magaalooyin  badan ayaa si dhaqso ah uga fikiray sida noloshu noqon karto.


Qaarkood waxay soo kordhiyeen jidad loogu talagalay dadka lugeynaya, meelihii baabuurta la dhigayayna maqaayado ayaa loo baddalay halka sare loo qaaday waddooyin badan oo baaskiilka loogu talagalay.


Isbeddelku wuxuu keenay faa'iidooyin, kaliya maahan dhaqdhaqaaqa dhaqaalaha oo kordhay, laakiin daraasaduhu waxay sidoo kale muujiyeen in fayrasku si degdeg aan ahayn ugu faafayay xaafadaha ay dadku aad ugu badan yihiin.


In kasta oo meelo badan ay hadda dib u dhigeen qorshayaashan iyada oo noloshu ay ku soo noqonayso si caadi ah, hadana waxaa magaalooyinka qaar oo weli sii wata qorshayaasha yareynta isticmaalka gaawrida.

Post a Comment

0 Comments