Wax ka ogoow toddobo arrimood ku saabsan qorraxda.

ku saabsan qorraxda

 Dadku intooda badan marka ay cirka fiiriyaan waxa ugu horreya oo indhahooda ku soo dhacaya waa qorraxda, gaar ahaan xilliga maalinkii ah oo cirka uusan daruuro lahayn, balse xogo yaab leh oo qooraxda la xiriira oo ka qarsoon ayaa jira,dad badan ayaa aaminsan in qorraxdu soo baxdo oo ay dhacdo, taas oo ah,qorrax ka soo baxa iyo qorrax kadhaca, Laakiin dhab ahaantii waxaa la sheegaa in qorraxdusoo baxdo  aroortii hore, haddii meereha dhulku uu leexdana qorraxdana ay isbaddasho.

Markasta oo meeraha dhulka dhinac uu u jaheysto ay qorraxdu xaaladdii ay ku sugneeday iska baddasho sida iney subax noqoto ama galab ay noqto ama ay u muuqato iney dhacday oo gudcurku iftiinkeedi baddalo,Qormadan waxa aynu ku eegaynaa qorraxda iyo maaddooyinka ku jirta iyo sida ayu saameeyaan iyada oo ay taasi tahay dabeeci.  

          Qorraxdu maxay tahay?

Qorraxdu waxay ka sameysan tahay wareeg siman, waxayna ka kooban tahay maaddooyinka Hydrogein iyo Heliu,Iftiinka meeraha dhulka uu ka heli qorraxda waxaa manaafacaadsada noolaha kasta oo dhulka ku nool oo dad iyo duunyaba isugu jira, oo qorraxda la'aanteed noolashu waxay noqon lahayd mid aan jirin,Si kale haddii loo dhigo, waxaa ku tiirsan noolasheenna iyo makhluuqaadka kale uu ilaahey ku abuuray hoosteedauuna ugu talo galay iney kuleyl iyo ileys intaba ka helaan.

Marxuum Bashiir Othman Tofa waxa uu buuggiisa Space Science uu ku qoray, Hadda ka hor, warbixinno saynis ah,ayaa sheegay in uu ka dhashay bamka Nukliyeerka ah, kaas oo isna siyaabo kala duwan isu caawiyay, ilaa ay nooluhu ka soo baxaan,Sagaal meere ayaa ku wareegaya cadceedda.

 Nidaamka Qorraxda waxaana jira tobanaan kun oo koox xiddigo ah oo ku wareegaya,wareegyada loo yaqaan asteroids (Dambaaburo) oo ka kooban saddex tirilyan oo wareeg ah,
Masaafad u dhaxeysa dhulka iyo Cirka ,Masaafada waxay Saynisyahannadu ku qayaasaan 150 malyan oo kilo mitir, iftiinka sanadlaha ahna uuka badneen 8 daqiiqo iyo hal ilbiriqsi.

 Xawaaraha ay cadceeddu ku socoto marka la eegana baabuur saacaddi socda xawaara dhan 100 mayl nasasho la'aan, qorraxdu waxay gaari kartaa meel ay ku socotay 106 sano tasoo muujineyso dhulka markaan joogno xawaaraheeda inuu noo muuqan balse xawaaro aad u dheereeya iney ku socoto.

Post a Comment

0 Comments