dagaalka lagu qaaday argagixisada amarka madaxwaynaha.

balan qaadka xasan sheekh

Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al- 
Shabaab taas oo uu, sheegay in lagaaray wakhtigii dalka laga sifayn lahaa argagixisada amaanka muwaadiniintana lasugi lahaa, xasan sheekh ayaa balanqaaday markii uu olalaha kujiray inuu dagaal kuqaadi doono alshabaab waanu kadhabeeyey isagoo oofinaya balankii uu shacabka soomaaliyeed uqaaday.

Iyagoo iftiiminaya balaarinta saamaynta ururka dhalinyarada iyo imaanshiyaha magaalada Muqdisho xiligii dowladii hore,
In la caddeeyo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka tagay xilka Madaxtinimo ee uu xilka hayay, iyadoo Xarrakadu aysan gacanta ku hayn 25% waxa ay maamusho xilligan, xasan sheekh ayaa ah nin jecel xasiloonida dalka dhamaantii iyo midaynta bulsho waynta soomaaliyeed.

Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu awood u leeyahay inuu mar kale jabiyo Ururka, gaar ahaan markii uu dadaal u galay sidii mar kale loo mideyn lahaa ciidamada qalabka sida, isagoo raba in meel loogasoo wada jeesta cadawga argagixisada ah ee dalkeena baabi,iyey, waxaynu aragnaa rajo fiican oo soo abuurayo madaxwayne xasan sheekh maxamuud.

Isagoo ku nuux-nuux saday in madaxweynaha uu doonayo inuu la dagaalamo dhallinyarada ku nool dhammaan gobollada dalka, isla markaana dagaalka lagula jiro Xarrakatul Shabaab uu qayb ka ahaa kulamadii uu la qaatay Qorquor iyo laftagareen intii uu ku sugnaa labada maamul,Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Iyagoo iftiiminaya balaarinta saamaynta ururka dhalinyarada iyo imaanshiyaha magaalada Muqdisho xiligii dowladii hore, In la caddeeyo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka tagay xilka Madaxtinimo ee uu xilka hayay, iyadoo Xarrakadu aysan gacanta ku hayn 25% waxa ay maamusho xilligan.

Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Sheekh Maxamuud uu awood u leeyahay inuu mar kale jabiyo Ururka, gaar ahaan markii uu dadaal u galay sidii mar kale loo mideyn lahaa ciidamada qalabka sida, Isagoo ku nuux-nuux saday in madaxweynaha uu doonayo inuu la dagaalamo argagixasada
ku nool dhammaan gobollada dalka, isla markaana dagaalka lagula jiro Xarrakatul Shabaab uu qayb ka ahaa kulamadii uu la qaatay Qorquor iyo Fatjren intii uu ku sugnaa labada maamul.

Howlgallada ciidamada ayaa ahaa kuwa la buun buuniyay tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweynaha, iyadoo ciidamadu ay maalin walba weeraro ku qaadaan deegaannada ay ku sugan yihiin Al-shabaab, gaar ahaan gobollada dhexe iyo Koonfurta Soomaaliya.Isagoo shacabka ka dalbaday inay taageeraan, isla markaana ay garab istaagaan dadaalka uu madaxweynuhu ugu jiro dagaalka uu kula jiro dhallinyarada.

Post a Comment

0 Comments