Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,isagoo hoosta ka xariiqay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu hoggaamiyo ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab waa markii ugu horaysey ee madaxwayne yiraahdo ciidamada ayaan hogaaminayaa taasna waxay ciidanka ku abuuraysaa rajo wanaagsan iyo joogta ah.
In la buunbuuniyo booqashadii uu madaxweynaha ku tagay xarunta wasaaradda gaashaandhigga si uu ugu kuur galo awoodda ciidanka ee ka hortagga dhaq-dhaqaaqa,
Isagoo ku nuux-nuux saday in madaxweynaha uu awood u leeyahay inuu ka adkaado dhaqdhaqaaqaas maadaama uu horay uga adkaaday madaxwayne xasan sheekh ayaa hore dagaal ula galay alshabaab isagoo ka adkaaday weliba kana qabsaday dalka badankiisa.
In la caddeeyo in madaxweynaha uu hormuud u yahay dhammaan laamaha amniga si loola dagaallamo dhaqdhaqaaqa, loogana saaro deegaannada ay ka taliyaan iyo gacantooda waxaa intaas dheer oo madaxwaynuhu yiri gacan bir ah baanu kaga saari doonaa dalka alshabaab isagoo weliba mudayar kusoo afjari kara waayo xasan sheekh maxamuud waxaa ka go,an inuu dalka cadawga kasifeeyo
shacabka soomaaliyeedna helaan amni iyo kala dambayn joogto ah oo cadaalada kudhisan.
ciidanka xooga soomaaliyeed ayaa ah kuwo hada ay rajo fiican kamuuqato iyadoo madaxwayne xasan sheekh uu aad udhiiri geliyo markasta takale hada waxaa uu xooga saarayaa madaxwayne xasan sheekh tayaynta ciidanka xooga dalka soomaaliyeed iyadoo kor loo qaadi doono tababarkooda iyo qalabkoodaba, sidaas waxaa ku hawlan mudane xasan sheekh maxamuud oo balan kuqaaday sugida amniga dalka dhamaantii.

0 Comments