Isagoo ku nuux-nuux saday in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka shaqeynayo sidii loosoo celin lahaa xiriirkii ay Soomaaliya la lahayd dalalka deriska iyo caalamka intiisa kale, In la caddeeyo in madaxweynaha uu ka shaqeynayo sidii loo soo celin lahaa xiriirka dibadda ee Soomaaliya, gaar ahaan dalalka deriska ah, si kor loogu qaado dhaqaalaha, ilaalinta xuduudaha iyo ciribtirka Al-Shabaab.
madaxwaynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud ayaa hada kashaqaynaya sidii dalka looga hirgelin lahaa dawlad dhinac walba kasoo baxda waajibkeeda sida xidhiidhka caalamka iyo sugida amniga muwaadiniinta shacabka soomaaliyeed kuwaas oo amni darro iyo xasilooni la,aan badani, daashatay sanadihii lasoo dhaafay, madaxwayne xasan ayaa balan qaaday inuu dalka badbaadin doono markii uu ololaha kujiray sidii uu sheegay.
Iyadoo sanadihii lasoo dhaafay dalka ay kajirtay dil iyo dhibaatooyin loo gaysanayey shacabka, xukuumadii farmaajona ku fashilantay wax kaqabadkeeda ayaa hada madaxwayne xasan sheekh, bilaabay sugida amniga iyo ladagaalanka argagixisada alshabaab taaso uu balanqaadkeeda lahaa madaxwayne xasan sheekh maxamuud isogoo laga rajaynayo horumar balaaran.

0 Comments